Daruuraha

Daruuruhu waa adeeg u fududaynaya macmiisha inay ku kaydsadaan xogtooda ganacsi iyaga oo aan u baahan qalab-kii lagu kaydin jiray xogta (Data) ee afka qalaad loo yaqaano physical servicers-ka. Adeeggani wuxuu fududaynayaa in shirkadda u diyaarinay meel ay ku kaydsadaan oo amaan ah, oo haddii qalabka (computers) ganacsigu burburo ama gubto ay xoogtii oo dhameystiran ugu kaysan tahay Daruuraha oo aan wax khasaaraha ahi xogta kaydsan soo gaadhaneynin shirkadda ama ganacsiga.