Error
  • RokSprocket needs the RokCommon Library and Plug-in installed and enabled. The RokCommon System Plug-in needs to be before the RokSprocket System Plug-in in the Plug-in Manager
  • RokGallery needs the RokCommon Library and Plug-in installed and enabled.

Adeega DHAMBAAL

DHAMBAAL (MYSMS) waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan fariimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa halkii fariin ahi waa $0.03.

Faa’iidooynka adeegga DHAMBAAL (MYSMS)

  1. Si fudud ayaad u isticmaali kartaa
  2. Magaca meherada ayay fariintu ku baxaysaa
  3. Macaamiil badan ayaad mar kaliya u diri kartaa fariinta
  4. Macmiil kaliya aad u diri kartaa
  5. Fariimaha joogtada ah meel gaar ah ayaad ku kaydsan kartaa, sida ‘CIID MUBAARIK’
  6. Si fudud ayaad u ogaan kartaa fariintii aad dirtay in ay gaadhay cidii aad u dirtay
  7. Waxaad u isticmaali kartaa Suugqeyn Marketing
  8. Waxa kale oo aad u isticmaali kartaa daryeelka macaamiisha (Customer Service/Care).

Talaabooyinka Isticmaalka DHAMBAAL (MYSMS)

  1. Booqo xarumaha Iibka Telesom
  2. Buuxi Foomka Codsiga
  3. Bixi $20 oo diwaangelinta ah
  4. Ku shubasho ugu yaraan $5 oo u dhiganta 100 farriimood (SMS)
  5. Macmiilku waa inuu leeyahay email Account.

Mysms waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan fariimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa $0.03 per message/hit.

Faa’iidooynka adeegga Mysms

  1. Si fudud ayaad u isticmaali kartaa
  2. Magaca meherada ayay fariintu ku baxaysaa
  3. Macaamiil badan ayaad mar kaliya u diri kartaa fariinta
  4. Macmiil kaliya aad u diri kartaa
  5.  Fariimaha joogtada ah meel gaar ah ayaad ku kaydsan kartaa, sida ‘CIID MUBAARIK’
  6. Si fudud ayaad u ogaan kartaa fariintii aad dirtay in ay gaadhay cidii aad u dirtay
  7.  Waxaad u isticmaali kartaa Suugqeyn Marketing
  8.  Waxa kale oo aad u isticmaali kartaa daryeelka macaamiisha (Customer Service/Care).

Talaabooyinka Isticmaalka Mysms:

  1.  Booqo xarumaha Iibka Telesom
  2. Buuxi Foomka Codsiga
  3. Bixi $20 oo diwaangelinta ah
  4. Ku shubasho ugu yaraan $5 oo u dhiganta 100 farriimood (SMS)
  5. Macmiilku waa inuu leeyahay email Account. 

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah adeega DHAMBAAL (MYSMS), fadlan booqo mareegta DHAMBAAL