Internet-ka

Shirkadda Telesom waxay bixisaa Internet casri ah oo xawaarihiisu sareeyo oo lagu jaan-gooyey baahida iyo haynta bulshaddu haddba inta ay leeg tahay. Internet-ka ay shirkaddu bixisa waa laba nooc oo kala ah mid wadaag ah (Share Internet) iyo mid gaar ah oo aan lala wadaagaynin (Dedicated ah), kaasi oo xawaarihiisa iyo qalabka lagu