|
|
| ADEEGYADA |
 |
Ku soo dhowow Adeegyada Telesom, oo ah kuwo kalsooni leh, markastana ku xidhnow. Waxa aanu bixinaa adeegyada Telefoonka laynka ee guryaha iyo ganacsigaba, moobilka iyo adeegga Internetka.
Halkan waxa aad ka helaysaa dhammaan adeegyada shirkaddu bixiso. |
|
|
Dhismaha Iibka & Suuq-geynta |
| |
|
|
Adeega Mobile gacanta |
 |
Waxa aanu bixinaa Adeegga Mobilka ee GSM, oo ah kan inta ugu badan adduunyada oo dhan laga isticmaalo. Waxa aanu bixinaa laba nooc oo ah:
Prepaid - In aad ku shubato lacagta ku hadalka kolba inta aad doonto.
Postpaid - In aad lacagta bixiso kadib marka aad hadasho bilkasta. |
| |
|
Adeegyada Laynka |
 |
Waxa aanu telefoonka laynka u diyaarinay ganacsigaaga, gurigaaga iyo haddii aad samaysanayso goob telefoonada laga dirto (call-shop). Laynkaas oo tayadiisu aad u heersarayso.
Adeeggan waxa aad uga faa'iidaysan kartaa:
- Ganacsiga
- Guriga aad deggan tahay.
- Goobaha Telefoonada laga dirto (Sub-Station)
|
| |
|
Adeegga Internetka. |
 |
Waxa aanu macaamiisha siinaa adeegga internetka iyo adeegyada kale ee la xidhiidha.
Waxa aanu bixinaa:
- Dial-up Connection
- Wireless Connection
- DSL Connection
- Adeegga Emailka, oo awood badan.
|
| |
|
|