Shirkadda TELESOM waxa la aas-aasay dabayaaqadii August 1998kii. Waxa iska kaashaday saamilay ka badan 250 oo qof. Waxana ay rasmi u hawlgashay Nov. 2001.
Copyright© 2006 Telesom Company All Rights Reserved