Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Telesom oo deeq qalab dhisme ah gaadhsiisay Degmada sallaxley

Post by Admin, Aug 22, 2020.

Shirkadda Telesom ayaa qalab dhisme ugu deeqday bulshadii degenayd degmadda Sallaxley ee ay saamaysay duufaantu.

HARGEYSA - (Telesom) - Shirkadda Telesom ayaa qalabka dhismaha ugu deeqday dadkii ay dhawaan waxyeeladu roobka duufaanta watay soo gaadhay ee ku nool deegaanka Salaxley.

Shirkadda Telesom ayaa dadka guryahooda duufaantu ka burburisaay  ugu deeqdey 500 oo xabo oo Sibidh ah iyo 2,000 oo xabo ii jiingado ah. 
 
Munaasibada wareejinta deeqdan ayaa ka dhacday magaalada Salaxley, waxaana shirkadda Telesom ka guddoomay deeqdaasi maamulka iyo madax-dhaqameedka degmadda.
 
Masuuliyiintii ka soo qayb-galay  munaasibada wareejinta oo isugu jiray maamulka shirkadda Telesom iyo maamulka iyo madax-dhaqameedka degmadda Salaxley ayaa halkaasi ka jeediyey khudbado kooban oo isugu jiray mahadnaq iyo bogaadin.
 
Halkan ka daawo faahfaahinta warkan hoos: 

Latest CSR

Carwada Shaqada - 2022
Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved