BURCO - [TELESOM] - Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro ka dhigtay carwadda 9-aad ee Rugta Ganacsiga Somaliland ee 2021 oo lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco. Shirkadda Telesom ayaa ku soo bandhigtay carwaddan adeegyo cusub oo ay shirkaddu soo saartay sanadkii 2020.
Macmiil tiro badan ayaa si weyn ugu soo xoomay goobta shirkadda Telesom ka dhex furtay carwadda waxaanay macmiishu si weyn u iibsanayaa adeegyadda kala duwan ee shirkada.
HALKAN KA DAAWO WARKA XAFLADDAN: