Somaliland ICT Conference 2021
Shirweynihii 3aad ee Xogta iyo Tignoolajiyada Somaliland
Hargeisa-[Telesom] Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada ayaa si rasmiya u furtay shirka Tiknoolajiyadda somaliland 2021, shirkaas oo ka furmay Hotel Ambassador Hargeisa. Shirkan ayaa sannadkani uu noqonayaa markii 3aad oo xidhiidha, iyadoo lasoo bilaabay 2019kii. Halku-dhegga sannadkan ee shirka ayaa ah "Tiknoolajiyadu waa furaha horumarka waara".