Hargeisa [TELESOM] "WALAL ILA CIYAAR" oo ah tartan ciyaareed lagu qabto garoonka Cali Gadhle ayay shirkadda telesom si rasmiya u daah-furtay. Shirkadda Telesom ayaa tartankan maal-gelisay.
Waanu ku faraxsanahay in aannu taageerno tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR” oo si rasmi ah uga bilaabmay garoonka Cali Gadhle ee magaalada Hargeysa.