Telesom [Hargeisa] U jeeddada iyo himilada shirkadda Telesom waa sidii isbeddel loogu samayn lahaa nolosha bulshadeena. Qof walba waxa uu qayb ku leeyahay horumarka dalka, dhallinyaraduna waa laf dhabarta kobaca iyo horumarka. Shirkadda Telesom waxa ay mar walba garab taagantahay dhallinyarada si ay u noqdaan xirfadlayaal wax ka beddela kaabayaasha dhaqaale ee dalka." Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare, madaxa hawlgelinta shirkadda Telesom