Ardeykaab
Saddex Ardey oo Dugsiga sare dhigta oo ku Guuleystay Waxbarasho bilaash ah.
Macmiil Barnaamijkan si aad uga qayb qaadato, waa inaad Mobile-Data da Telesom aad isticmaashaa, Waa inaad lambarka 111 u dirtaa farriinta "JAAMACAD" si aad u hesho hal semester lacagtii Ama U dir Lambarka 111 "SARE" oo hel hal teeram Lacagtii.
Bilkastana waxa waxbarashadda laga bixin doonaa 10 ardey.