Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Ardey-Kaab

Post by Admin, Nov 11, 2019.

Ardey Kaab
Shirkada Telesom waxay ugu bushaareynaysaa Ardeyda dhigata jaamacadaha iyo Dugsiyada sare in la idiin daahfurey barnaamijka Ardey Kaab,ArdeyKaab waa barnaamij lagu guuleysanaayo abaal marin ah in lagaa bixiyo Lacagta Jaamacada hal simistar ama hal teeram lacagta dugsiga sare.
Hadaba si aad uga qayb qaadato barnaamijka ardey kaab waa in aad
Ka mid tahay Macaamiisha isticmaasha xidhmooyinka Internet-ka ee Telesom.
kadib waa in aad u soo dirtaa ereyga JAAMACAD lambarka 111 ama ereyga SARE lambarka 111.
Si aad u isticmaasho xidhmooyinka Internet-ka garaac(*225# ama *885#)
Faah Faahin la xidhiidh 151.

Latest CSR

MATCO oo daahfurta baabuurka Zuzuki iyo Jac
Shirkadda Telesom oo magaca Somaliland kaga qayb gashay shir caalami ah
Xuska Todobbaadka Caalamiga ah ee Hal Abuurka Ganacsiga Somaliland
Shirka ICT-ga Somaliland 2022
Mahadnaq iyo sagootin Madaxii Hawlgelinta Shirkadda Telesom
Carwada Shaqada - 2022
Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved