Shirkadda Telesom ayaa 12 macmiil oo isticmaala adeega Ereyga maanta oo hoos yimaada Aqoonmaal qaybtiisa waxbarashada ku abaal marisay hadyado.
Aqoonmaal ayaa u kala baxa saddex qaybood;
Barnaamijka Ereyga maanta wuxuu ka mid yahay barnaamijka Af barasho, waana barnaamij shirkadda Telesom ugu talo gashay in maalin kasta hal erey loo diro macaamiisha, halkaa erey oo ay la socdaan macnihiisa, tusaalayaashiisa iyo sida loo isticmaalayo.